Description
Curriculum
Instructor
Koorsokani wuxuu kaa caawinayaa inaad si hufan u maareyso wakhtigaaga, u dejiso yoolal cad, u yareyso mashquulka, una kordhiso wax-soosaarkaaga maalinlaha ah. Waxaa loogu talagalay ardayda, shaqaalaha, ganacsatada iyo cid kasta oo rabta in ay wax ka beddesho nolosheeda maalinlaha ah.
Waxyaabaha lagu baranayo (What you’ll learn):
-
Fahamka qiimaha waqtiga
-
Qorsheynta maalinta iyo toddobaadka
-
Isticmaalka qalabka maamulka wakhtiga (apps, jadwal)
-
Xakamaynta dib-u-dhaca iyo kala hormarinta howlaha
-
Dejinta yoolal gaagaaban iyo kuwa fog
There are no items in the curriculum yet.
miisaancenter@gmail.com
0 Students4 Courses
Review
Free
100% positive reviews
13 students
0 lesson
Language: English
0 quiz
Assessments: Yes
Available on the app
Unlimited access forever
Skill level All levels
Free