Overview
Curriculum
Instructor
Ku soo dhawoow Koorsada Tajwiidka ee Raya Center.
Koorsadan waxaa loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu si sax ah oo qurux badan u akhriyo Qur’aanka Kariimka ah. Waxaad ku baran doontaa xeerarka aasaasiga ah ee Tajwiidka, sida loogu dhawaaqo xarfaha si sax ah, iyo sida loo dabaqo xeerarka marka Qur’aanka la akhrinayo.
Waxbarashadu waxay isugu jiri doontaa sharaxaad fudud, tusaalooyin iyo tababar wax-ku-ool ah, si ardaygu ugu awoodo inuu aqoonta uu barto si toos ah ugu dabaqo akhriskiisa.
Raya Center – Baro Tajwiidka, Qur’aankana si sax ah oo qurux badan u akhri.
- 2 Sections
- 1 Lesson
- 10 Weeks
Expand all sectionsCollapse all sections
- Qeexida Cilmiga Tajwiidka iyo Qaybaha khaladka quraanka 01 |تعريف علم التجويد1
- Isticaadada iyo Basmalada Wajiyada Laguu Ogal yahay Inaad U Akhrido | الإستعادة0
miisaancenter@gmail.com
1498 Students11 Courses
Co-Instructor
Reviews
Free
100% positive reviews
2 students
1 lesson
Language: English
0 quiz
Assessments: Yes
Available on the app
Unlimited access forever
Skill level All levels
Courses you might be interested in
Free