HomeNagu saabsan

MAXAAN GAAR KU NAHAY?

Raya Center waa xarun cilmi-baadhis iyo tababar oo ku dhisan taxqiiq, habraac cilmiyeed, iyo tababaro dhallinyarada dhisiya. Waxaan diiradda saarnaa soo saarista maqaalo iyo daraasado hagaya dawladnimada iyo xirfado kobciya awoodda dhallinyarada Soomaaliyeed.

Raya Center — Cilmi. Xirfad. Mustaqbal.

RAYA finel (1)

Yaa Nahay?

Waxaan nahay koox aqoonyahanno iyo khubaro waxbarasho oo u heellan in ay bixiyaan waxbarasho casri ah oo ku saleysan baahida dhabta ah ee ardayda maanta.
RAYA finel (1)

Maxaan Qabannaa?

Waxaan bixinaa koorsooyin kala duwan oo online ah, kuwaas oo daboolaya baahiyo xirfadeed iyo kuwo shaqsiyeed. Koorso walba waxaa hagaya macallimiin khibrad leh oo bixiya hagid iyo qiimeyn joogto ah.
RAYA finel (1)

Sidee U Shaqeeyaa?

Isdiiwaangeli, dooro koorsada aad xiiseyneyso, baro waqtigaaga adigoo isticmaalaya qalab casri ah, una diyaar garow mustaqbal ifaya. Waxbarashada waa mid fudud, la jaanqaadaysa waqtigaaga, meel walba oo aad joogto.

Meet our team

Abdikariim Maxamed muuse
Gudoomiyaha xarunta
Abshir Ali Abdi Kabayare
Agaasime Xarunta
Amiin Abdillaahi Hassan
Hoghayaha Xarunta

Xarumaha aan wada shaqayno

Raya Center: Guulo Dhab ah

Raya Center waxay gaadhay guulo muuqda oo ay ka mid yihiin cilmi-baadhisyo, tababaro, maqaalo iyo shir sanadle ah oo mideeya bulshada Soomaaliyeed.

Raya Center – Guulo dhab ah, Saamaynta Mustaqbalka.

12
MAQAALADA
5
KOORSOOYIN
2
Cilmi baadhisyo
1
SHIR SANADLE AH