HomeCourses
Showing 1-3 of 3 results
Koorsada “Media-ha iyo Horumarinta Bulshada” waa barnaamij waxbarasho oo diiradda saaraya fahamka doorka warbaahinta ee dhismaha, wacyigelinta, iyo isbeddelka bulshada. Koorsadu waxay ka caawisaa ka-qaybgalayaasha in ay bartaan sida loo...
-
0 Lessons
Free
Koorsooyinka Maamulka Waxbarashada waa barnaamijyo tababar oo lagu baro xirfadaha iyo aqoonta lagama maarmaanka u ah hoggaaminta iyo maamulka hay’adaha waxbarashada. Waxay diiradda saarayaan qorsheynta istiraatiijiga ah, maamulka macalimiinta iyo...
-
0 Lessons
Free
Koorsokani wuxuu kaa caawinayaa inaad si hufan u maareyso wakhtigaaga, u dejiso yoolal cad, u yareyso mashquulka, una kordhiso wax-soosaarkaaga maalinlaha ah. Waxaa loogu talagalay ardayda, shaqaalaha, ganacsatada iyo cid...
-
0 Lessons
Free
Course Categories
Koorso Cusub Oo La Bilaabay
Ku soo biir koorsadayada cusub ee lagu baranayo xirfado casri ah.
Miisaan Center waxay ku siineysaa fursad aad ku korodhsato aqoon adigoo gurigaaga jooga.